Luuqada Soomaaliga ma aqaan mana kala aqaan Soomaaliya aniga waxaan ahay muwaadin Sacuudiyaan ah oo bariga Sacuudiga ku dhashay maxaa halkan la ii keenay maxaan
galabsaday� ayuu yiri Cumar Cusmaan u sheegay wargeyska uu tifaftiraha ka ahaa.
Waraaqaha safarka ee Soomaaliya loogu soo tarxiilay ayaa looga qaaday safaaradda Soomaaliya ee magaalada Jeddah waxaana arrintaasi ka dambeysay wasaaradda arrimaha gudaha Sacuudiga sida uu qoray Wargeyska Al-Waa-em
عند مقابلته في الصومال صرح بانه لايتكلم اللغه الصوماليه ولايعرف بلد امه الصوماليه ولم يزرها ابدا وانه ولد في شرق السعوديه ولايعلم بلد غير السعوديه الذي ولد هناك وتعلم ويتقن اللغه العربيه فقط واتصل بصحيفه الوئام التي كان يعمل بها كصحفي واخبرهم بحالته النفسيه السيئه وان وزاره الداخليه قامت بسجنه لشهور قبل ترحيله وارغم على الترحيل وهو يتسائل عن سبب ترحيله للصومال بالرغم من انه يحمل الجنسيه السعوديه .
الجوازات ترحل مواطنًا سعوديًا الى الصومال
متابعة النقاش، صفحة 18